Hawaale Warran by Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi- Bookswagon UAE
Home > Hawaale Warran
Hawaale Warran

Hawaale Warran


     0     
5
4
3
2
1



Out of Stock


Notify me when this book is in stock
About the Book

"Haddii hayaankii hore ee Hadraawi ku xidhmay tixdiisii Gudgude, buuggani fikir, han iyo hiyiba, waxa uu soo gebagebaynayaa hayaankiisa labaad ee ay tixdiisa Dabahuwan ballaynsintay. Waa adduun-araggii Hadraawi ee ka biyadiiday horumarka adduunka casrigan ee ay hormoodka ka yahiin dawladaha reer galbeed. Intiisa badan, aragtida buuggu weelaynayaa waxa ay ka soo fufaysaa ruuxa maansayahanka iyo fantasiyaha male'awaalkiisa ee dul lalaya waaqica jiraalka ah ee ka baxsan asaga iyo deexashooyinkiisa. Waa maansayahankii Maxamed Ibraahim Warsame oo tiraab dareersan ku soo gudbinaya waxa duunkiisu jecel yahay iyo waxa uu naceb yahay. Waxa ku wada jira si-arag iyo baaq qurxinaya bulshadii xooladhaqatada reerguuraaga Soomaalida iyo dhaqankeedii oo uu samo iyo wanaag u dhammaynayo."

  • Rashiid Sheekh Cabdillaahi "Rashiid-Gadhweyne"


"Hadraawi haddii hore looga bartay in uu falsafaddiisa iyo fekerkiisa xuma-diidka ah noogu soo tebiyo tix loo wada qushuuco, maanta wuxuu noogu soo tebinayaa tiraab xambaarsan isla aragtidiisii falsafadeed iyo iftiimintiisii samataliska ahayd; adduun-araggiisii ku salaysnaa ku dhaadashada dhaqan-ummadeedkeennii hore iyo dhuuxa qiyamka Islaamiga ah. Sida caadada u ah halabuurka hormuudka ah, Hadraawi buuggan wuxuu diiradda ku saarayaa, digniin kululna ka bixinayaa xuma-falka iyo dhaliilaha maanta jira, xag dhaqan, xag bulsho iyo siyaasadeedba. HAWAALE WARRAN, waa buug akhristaha siinaya cashar nolosha haga, fartana ugu fiiqaya wax badan oo qaldan; qaladaad haddaan la sixin laga qoomamayn doono goor xeedho iyo fandhaal kala dhaceen."

  • Dr. Maxamed Daahir Afrax, PhD.


"Hadraawi waxa aannu saaxiibbo ahayn muddo afartan sanno ah, muddadaas kahorna, maansadiisa waan la socday. Waxa uu ka mid yahay, haddii aanu ugu baar fiiqnayn, dhawrkii maansayahan ee ugu waaweynaa ee geyiga Soomaalida soo maray. Waa geesi, deeqsi, waddani iyo indheergarad mu'min ah oo gobannimo badan. Waa nin ka hufan dhaqannada musuqa iyo dulmiga. HAWAALE WARRAN, sida ka muuqata, waxa uu Abwaanku ugu talagalay in uu ummadda Soomaaliyeed u noqdo muraayad ay ka dheehdaan tagtadoodii shalay iyo taaganta maanta. Buuggani waxa uu xanbaarsan yahay digniin, dardaaran iyo dhaxal ummadeed oo qoto fog."

  • Cumar Salaad Cilmi


"Waxa aan ku faraxsanahay in aan fursad u helay in aan soo aqriyo buuggan oo ah da'reebka Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame. Waa buug qaali ah, qoto dheer, oo si mug leh u cabbiraya baaxadda halabuurnimo ee abwaan Hadraawi. Waxa aan aad u bogaadinayaa Maxamed Saleebaan oo juhdi qayralxad ah ku bixiyay isku dubbaridka tacabkan, isla markaasna si weyn u bilay buugga. Hambalyo!"

  • Cabdillaahi Maxamed Shirwac


"Anaa la jid maray nin jawr neceb

Jinsiga Ina Walanwal jeer hore

Galool ku jinjimiyay jimicsaday

Gob waaya jirtuu ka joogaa."

Faarax Axmed Cali "Gamuute"



Best Sellers



Product Details
  • ISBN-13: 9781912411399
  • Publisher: Looh Press Ltd
  • Binding: Paperback
  • Language: Somali
  • Returnable: N
  • Weight: 458 gr
  • ISBN-10: 1912411393
  • Publisher Date: 20 Oct 2021
  • Height: 244 mm
  • No of Pages: 252
  • Spine Width: 13 mm
  • Width: 170 mm


Similar Products

Add Photo
Add Photo

Customer Reviews

REVIEWS      0     
Click Here To Be The First to Review this Product
Hawaale Warran
Looh Press Ltd -
Hawaale Warran
Writing guidlines
We want to publish your review, so please:
  • keep your review on the product. Review's that defame author's character will be rejected.
  • Keep your review focused on the product.
  • Avoid writing about customer service. contact us instead if you have issue requiring immediate attention.
  • Refrain from mentioning competitors or the specific price you paid for the product.
  • Do not include any personally identifiable information, such as full names.

Hawaale Warran

Required fields are marked with *

Review Title*
Review
    Add Photo Add up to 6 photos
    Would you recommend this product to a friend?
    Tag this Book Read more
    Does your review contain spoilers?
    What type of reader best describes you?
    I agree to the terms & conditions
    You may receive emails regarding this submission. Any emails will include the ability to opt-out of future communications.

    CUSTOMER RATINGS AND REVIEWS AND QUESTIONS AND ANSWERS TERMS OF USE

    These Terms of Use govern your conduct associated with the Customer Ratings and Reviews and/or Questions and Answers service offered by Bookswagon (the "CRR Service").


    By submitting any content to Bookswagon, you guarantee that:
    • You are the sole author and owner of the intellectual property rights in the content;
    • All "moral rights" that you may have in such content have been voluntarily waived by you;
    • All content that you post is accurate;
    • You are at least 13 years old;
    • Use of the content you supply does not violate these Terms of Use and will not cause injury to any person or entity.
    You further agree that you may not submit any content:
    • That is known by you to be false, inaccurate or misleading;
    • That infringes any third party's copyright, patent, trademark, trade secret or other proprietary rights or rights of publicity or privacy;
    • That violates any law, statute, ordinance or regulation (including, but not limited to, those governing, consumer protection, unfair competition, anti-discrimination or false advertising);
    • That is, or may reasonably be considered to be, defamatory, libelous, hateful, racially or religiously biased or offensive, unlawfully threatening or unlawfully harassing to any individual, partnership or corporation;
    • For which you were compensated or granted any consideration by any unapproved third party;
    • That includes any information that references other websites, addresses, email addresses, contact information or phone numbers;
    • That contains any computer viruses, worms or other potentially damaging computer programs or files.
    You agree to indemnify and hold Bookswagon (and its officers, directors, agents, subsidiaries, joint ventures, employees and third-party service providers, including but not limited to Bazaarvoice, Inc.), harmless from all claims, demands, and damages (actual and consequential) of every kind and nature, known and unknown including reasonable attorneys' fees, arising out of a breach of your representations and warranties set forth above, or your violation of any law or the rights of a third party.


    For any content that you submit, you grant Bookswagon a perpetual, irrevocable, royalty-free, transferable right and license to use, copy, modify, delete in its entirety, adapt, publish, translate, create derivative works from and/or sell, transfer, and/or distribute such content and/or incorporate such content into any form, medium or technology throughout the world without compensation to you. Additionally,  Bookswagon may transfer or share any personal information that you submit with its third-party service providers, including but not limited to Bazaarvoice, Inc. in accordance with  Privacy Policy


    All content that you submit may be used at Bookswagon's sole discretion. Bookswagon reserves the right to change, condense, withhold publication, remove or delete any content on Bookswagon's website that Bookswagon deems, in its sole discretion, to violate the content guidelines or any other provision of these Terms of Use.  Bookswagon does not guarantee that you will have any recourse through Bookswagon to edit or delete any content you have submitted. Ratings and written comments are generally posted within two to four business days. However, Bookswagon reserves the right to remove or to refuse to post any submission to the extent authorized by law. You acknowledge that you, not Bookswagon, are responsible for the contents of your submission. None of the content that you submit shall be subject to any obligation of confidence on the part of Bookswagon, its agents, subsidiaries, affiliates, partners or third party service providers (including but not limited to Bazaarvoice, Inc.)and their respective directors, officers and employees.

    Accept

    New Arrivals



    Inspired by your browsing history


    Your review has been submitted!

    You've already reviewed this product!