Masraxiyaddii Aqoon Iyo Afgarad by Saciid Saalax Axmed
Home > General > Masraxiyaddii Aqoon Iyo Afgarad
Masraxiyaddii Aqoon Iyo Afgarad

Masraxiyaddii Aqoon Iyo Afgarad


     0     
5
4
3
2
1



Out of Stock


Notify me when this book is in stock
About the Book

Masrixiyaddanwacyigelinteedu waa mid waageedii ay ka curatay iyo kan maanta la joogaba ku habboon. Waxyaalaha ay tooska u abbaartay waxaa ka mid ah tilmaamidda in ka mid iimihii gumeystayaashii ay kaga tageen dadka iyo dalka Soomaaliyeed iyo kuwii la yimid isbeddelka nolosha bulshada casriga ah. Waxaa ka mid ah: doorsoonkaaf, dhaqan, dhaqaale iyo siyaasadeed ee gaadhay ilaa loo soo joogay in jiilkii la filayay in uu dadlka iyo dadka xornimada curdinka helay horumar la taaban karo gaarsiiyo ay iyagiiba is af garan waayeen, dadkoodii ay u adeegi lahaayeenna aanay sidaa oo kale isu af garanayn. Loollankii ka dhexeeyay fikradihii siyaasadeed ee Bari iyo Galbeed iyo saamayntii tabnayd ee ay ku yeesheen manhajka iyo majaraha waxbarasho ee dhallinyaradii dibadaha waxbarashada u aaday dabadeedna dalkii dib ugu soo noqday iyaga oo kala sita cinwaanno culculus oo diktuur, dhoktor iyo ditoore ka wada kaca. Waxay ka turjumaysaamasraxiyaddu sheeko gudbinaysa qoys Soomaaliyeed oo reer miyi xooladhaqato iyo beeraleyba ah oo saboolna ah. Qoyska dhanna u ma fayooba!Caafimaadkiisu ma fiicna, xooluhuwaa ay ka wada bukaan, xagga daryeelkana waa uu ka liitaa.Qoyskaa kuwii dad iyo duunyo in ay u badbaadshaan laga dhawrayay waa kuwaa is af garan la' lana af garan la'yahay! Dhanka kale, Aqoon iyo Afgarad xagga yididdiilada qumman iyo ifinta rejajooyinkii soo fool lahaa ka ma ay madhnayn. Waxa ay sii oddorostay horumarro ay ka mid ahaayeen hirgelintii qoridda Af Soomaaliga rasmiga ah ee aynnu hadda adeegsanaynno. Waxa kale oo ay masraxiyaddu halbeeg qumman diiradda ku saartay in badbaadada iyo horumarinta dal iyo dad aan looga sokeyn laguna dhaamin jiilka daljirka ah ee afkooda hooyo kaga haqab beela aqoonta dadkooda iyo dalkoodu u baahanyihiin. Iimihii la yimid isbeddellada bulshada casriga ah ee dhinacyada badan leh, sida dawladnimada cusub iyo fahankeeda, magaalowgii Soomaalida ku sii baahayay iyo noloshii sii murgaysay ee cillanaanta badan iyo kala danaysiga aan la isu turayn la timid ayay masraxiyaddu dhan kale ka tilmaamaysay. Intii ay waagaa tilmaamaysay iyo iyo dheeraadba maanta waa ay taaganyihiin. Sidaa awgeed, AQOON IYO AFGARAD wali waa halkeedii.
About the Author: Saciid Saalax Axmed waxa uusannadkii 1945 oo ku aaddan dhammaadkii Dagaalkii Labaad ee Adduunka ku dhashay guri miyi, halka lagu magacaabo Samawacad oo ku taal casha dhexe ee buuraha magaalada Laas Qoray korkeeda dhaca, Gobolka Sanaag. Waxa uu ka dhashay qoys Soomaaliyeed oo reer magaal-xeebeed ah asalka Maahkir, isla markaana reer miyi xoolo raacato ku lug leh ahaa. Xagga waxbarashada, dugsiga hoose waxa uu ka dhigtay isla Laas Qoray iyo Ceerigaabo, kan dhexena dugsigii caanka ahaa ee Dayaxa. Dugsiga tababarka macallimiinta waxa uu ku qaatay dugsigii sare ee Cammuud. Jaamacadda Ummadda waxa uu ka baxay Kulliyaddii Waxbarashada ee Lafoole (Biology/chemistry). Waxa uu ka mid ahaa hormadii ugu horreysey ee sanadii 1968 kulliyaddaa lagu furay. Saciid Saalax waxa uu Wasaaraddii Waxbarashada iyo Barbaarinta ka soo maray bare dugsi dhexe, bare dugsi sare iyo bare jaamacadeed oo uu isla Lafoole muddo gaaban wax ka dhigay. Waxa uu soo qabtay xilal maammule dugsiyo sare, machad macallineed ilaa iyo Agaasimaha Waaxda Barbaarinta oo isagu soo unkay. Saciid Saalax waabare shaqadiisa dhab ahaaneed ee uu ku faano, taa oo uu ku la baxay "Macallin Saciid." Labaatankii sannadood ee u dambeeyey, ilaa hadda, waxa uu macallin ka ahaa Dalka Maraykanka, Gobolka Minnesota. Sannadkii 2012 ayaa ay u buuxsantay 50-guuradii shaqadiisa macallinnimo. Xagga hal'abuurka, Saciid Saalax fanka iyo suugaanta waxa uu ku bilaabay qoyskooda dhexdiisa, dabadeedna dugsiyadii waxbarashadiisa oo dhan waa uu la socday. Waxa se uu si fiican ugu xididdaystay markii uu Lafoole oo ahayd goob aqoon iyo fan badan kulmisay galay. Waxyaalaha ugu waawayn ee lagu yaqaan dhankaa waxaa ka mid ah Kooxdii Iftiin ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta oo uu aasaaskeedii, tababarradeedii iyo hal'abuurkeedii ka soo hawl galay, taa oo ka mid ahayd qaybaha Waaxda Barbaarinta ee uu agaasimaha ka ahaa ilaa la soo gaaray bilawgii Dagaaldii Sokeeye. Saciid Saalax waxa uu hadda deggenyahay dalka Maraykanka, halkaa oo uu bare sare (af Soomaali) ka yahay Jaamacada Minnesota (Magaalooyinka Mataanaha ah).


Best Sellers



Product Details
  • ISBN-13: 9780993431340
  • Publisher: Looh Press
  • Publisher Imprint: Looh Press
  • Edition: Taxanaha Garasho iyo Gudasho
  • Language: Somali
  • Returnable: N
  • Weight: 263 gr
  • ISBN-10: 0993431348
  • Publisher Date: 29 Jun 2017
  • Binding: Paperback
  • Height: 203 mm
  • No of Pages: 192
  • Spine Width: 11 mm
  • Width: 127 mm

Related Categories

Similar Products

Add Photo
Add Photo

Customer Reviews

REVIEWS      0     
Click Here To Be The First to Review this Product
Masraxiyaddii Aqoon Iyo Afgarad
Looh Press -
Masraxiyaddii Aqoon Iyo Afgarad
Writing guidlines
We want to publish your review, so please:
  • keep your review on the product. Review's that defame author's character will be rejected.
  • Keep your review focused on the product.
  • Avoid writing about customer service. contact us instead if you have issue requiring immediate attention.
  • Refrain from mentioning competitors or the specific price you paid for the product.
  • Do not include any personally identifiable information, such as full names.

Masraxiyaddii Aqoon Iyo Afgarad

Required fields are marked with *

Review Title*
Review
    Add Photo Add up to 6 photos
    Would you recommend this product to a friend?
    Tag this Book Read more
    Does your review contain spoilers?
    What type of reader best describes you?
    I agree to the terms & conditions
    You may receive emails regarding this submission. Any emails will include the ability to opt-out of future communications.

    CUSTOMER RATINGS AND REVIEWS AND QUESTIONS AND ANSWERS TERMS OF USE

    These Terms of Use govern your conduct associated with the Customer Ratings and Reviews and/or Questions and Answers service offered by Bookswagon (the "CRR Service").


    By submitting any content to Bookswagon, you guarantee that:
    • You are the sole author and owner of the intellectual property rights in the content;
    • All "moral rights" that you may have in such content have been voluntarily waived by you;
    • All content that you post is accurate;
    • You are at least 13 years old;
    • Use of the content you supply does not violate these Terms of Use and will not cause injury to any person or entity.
    You further agree that you may not submit any content:
    • That is known by you to be false, inaccurate or misleading;
    • That infringes any third party's copyright, patent, trademark, trade secret or other proprietary rights or rights of publicity or privacy;
    • That violates any law, statute, ordinance or regulation (including, but not limited to, those governing, consumer protection, unfair competition, anti-discrimination or false advertising);
    • That is, or may reasonably be considered to be, defamatory, libelous, hateful, racially or religiously biased or offensive, unlawfully threatening or unlawfully harassing to any individual, partnership or corporation;
    • For which you were compensated or granted any consideration by any unapproved third party;
    • That includes any information that references other websites, addresses, email addresses, contact information or phone numbers;
    • That contains any computer viruses, worms or other potentially damaging computer programs or files.
    You agree to indemnify and hold Bookswagon (and its officers, directors, agents, subsidiaries, joint ventures, employees and third-party service providers, including but not limited to Bazaarvoice, Inc.), harmless from all claims, demands, and damages (actual and consequential) of every kind and nature, known and unknown including reasonable attorneys' fees, arising out of a breach of your representations and warranties set forth above, or your violation of any law or the rights of a third party.


    For any content that you submit, you grant Bookswagon a perpetual, irrevocable, royalty-free, transferable right and license to use, copy, modify, delete in its entirety, adapt, publish, translate, create derivative works from and/or sell, transfer, and/or distribute such content and/or incorporate such content into any form, medium or technology throughout the world without compensation to you. Additionally,  Bookswagon may transfer or share any personal information that you submit with its third-party service providers, including but not limited to Bazaarvoice, Inc. in accordance with  Privacy Policy


    All content that you submit may be used at Bookswagon's sole discretion. Bookswagon reserves the right to change, condense, withhold publication, remove or delete any content on Bookswagon's website that Bookswagon deems, in its sole discretion, to violate the content guidelines or any other provision of these Terms of Use.  Bookswagon does not guarantee that you will have any recourse through Bookswagon to edit or delete any content you have submitted. Ratings and written comments are generally posted within two to four business days. However, Bookswagon reserves the right to remove or to refuse to post any submission to the extent authorized by law. You acknowledge that you, not Bookswagon, are responsible for the contents of your submission. None of the content that you submit shall be subject to any obligation of confidence on the part of Bookswagon, its agents, subsidiaries, affiliates, partners or third party service providers (including but not limited to Bazaarvoice, Inc.)and their respective directors, officers and employees.

    Accept

    New Arrivals



    Inspired by your browsing history


    Your review has been submitted!

    You've already reviewed this product!